Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Garoowe: 26 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi iyo Wafdi uu hoggaaminayo.