Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil,ayaa magacaabay Guddiga soodhaweynta Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Mudane Aadan Madoobe & Wefti uu hogaaminayo oo ku soo wajahan Puntland 3-da bishan. Halkan ka akhriso:-