Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wefti balaaran uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Xingalool
    Puntland

    Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wefti balaaran uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Xingalool

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xingalool , Sep 17,2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Ahlxmed Siciid iyo wefti ballaaran oo ka kooban Xildhibaanno, Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Dhahar ayaa gaarey Degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag.

    Maamulka Degmada, odoyaasha, aqoonyahanka, haweenka, dhalinyada, ganacsatada iyo sarakiisha ciidanka ayaa ku soo dhaweeyey weftiga Degmada Xingalool.

    Ujeddada safarka ayaa salka haya u kuurgelidda xaaladda guud ee deeganka, iyagoo kulamo la yeelanaya bulshada qeybaheeda kala duwan, waxayna booqashooyin ku tegayaan xarumaha dawladda, si ay xog dhammaystiran uga helaan baahiyaha deegaanka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/AQNXDSjLOAgZtlFP1VblS9zGfa5bTbiiGAPeHnnBOy40WJzV75BkZtE-1IwXngAcDyIcDr8sUnCr_IVvKk8Nc0Vu.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.