Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudoomiye Sanyare oo si adag uga hadlay tagida Gaalkacyo Ee Wasiirka Arimaha dibada
    Somalia

    Gudoomiye Sanyare oo si adag uga hadlay tagida Gaalkacyo Ee Wasiirka Arimaha dibada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Idaacada VOA: Gudoomiye Sanyare Guri masuul dawladeed iyo Odayaal dhaqan joogaan maxay Ciidamadu u weerareen yaa masuuliyada qaadaya?

    Sanyare: โ€œNinkaa Wasiirka ah baa qaadaya Muxuu ka doonay Qaraabo kama joogto, Caruuri kama joogto, markii hore kumuu dhalan oo Aabihii iyo Hooyadii tooni majoogin wuxuu ku dhashay meel jawhar layidhaahdo, muxuu ka doonay hadii aanu fidno wadin!โ€

    VOA: Gudoomiye saw maahayn inaad ogaysiisaan oo aydaan guri masuuliyiini joogto ciidamo iskaga dirin?

    Sanyare: โ€œMeeshii ay doonaan bay ciidanku gelayaan. Yaa ku yidhi guri masuul baa kajira? kama jiro guri aan ahayn ka gudoomiyaha gobolka, kuxigeenkiisa iyo Taliyaha qaybta. Waryaa rag baannu wiilashoodi qisaasnay, Ragna waxay doonaan bay samaynayaan. Wallaahi dariiqii Alshabaab aannu marsiinay baanu marsiinaynaa.โ€

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.