Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guulaha ay gaareen Ciidamada Puntland Todobaad kadib
    Puntland

    Guulaha ay gaareen Ciidamada Puntland Todobaad kadib

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Digaale,waxa uu udanbeeyay Talisyada iyo Xarumaha argagixisada Gacanta looga dhigay.

    Guulaha la gaaray?

    1.Waxaa la dilay 53.Argagixiso oo uu ku jiro isku xirihii Daacish ee Bariga Afrika.

    2.Waxaa la gaaray Guulo w.weyn Todobaad Gudihiis.

    3.Waxaa argagixisada laga nadiifiyay Dhul dhan 130-Km oo Isku wareeg ah.

    4.Waxaa laga furtay 48-Talis,Warshadii Hubka,Xaruntii Dronsyada,Iskuulkii tababarada iyo Xaruntii Farsamada Qaraxyada.

    5.Waxaa la Qarxiyay 14-Miino oo ay Dhulka ku Aaseen.

    6.Waxaa lasoo riday oo la burburiyay 38-Drons.

    Khasaaraha Ciidanka soo gaaray?

    B.Waxaa dhaawacmay 70-Askari,iyadoo 10-ka mid ah ay culus yihiin loona qaaday Dibada.

    2.Waxaa Shahiiday 23-Askari.

    3.Waxaa ku burburay 5-Gaari.

    Ciidanka hawlgalka ku jiraa,waa Afar Madax oo midkiiba yahay 1300-Askari,waxayna kala haystaan Jihooyin.

    Haatan,waxaa loo jihaysanayaa Toga-jeceel oo ah Dhul iskugu jira Buuro,Togag,Dooxooyin iyo Dhul hawd ah oo Geedo badan oo ay ku yaalaan Saldhigyada argagixisada ee Shebaab,Turmasaale iyo Dasaan,waxaana Cagta la marin doonaa…..

     

    1.Dasaan

    2.Dhaadaar

    3.Xankookib

    4.Garaar

    5.Kayaxa

    6.Sheebaab

    7.Gaatir-Oodan

    8.Daramadow

    9.Dandamale

    10.Qurac

    11.Talal

    12. Duudado

    13.Markadaan

    14.Haraaryo-1

    15.Haraaryo-2

    16.Dhariin

    17.Tuulo Naxar

    18.Afcad

    19.Tuurmasaale

    20.Xijiijle

    21.Canjeel

    22.Xarago

    23. Laba-garday

    Jeceel kadib,waxaa argagixisada in laga sifeeyay ay noqon doontaa 120-km oo isku wareeg ah oo hor leh.

    Dhulkaas khatarta ugu weyn ee Ciidanku ka taxadarayo waa Miinada oo ay si tirabeel ah ugu aaseen.

    Dhulka argagixisada a ku harsan tahay,waa 170-Km oo Isku wareeg ah.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.