Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guusha dagaalka argagixisada Oo Deni kor uqaaday
    Puntland

    Guusha dagaalka argagixisada Oo Deni kor uqaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Askariga Xabada ridaya,marka laga soo tago Mushahaarkiisa,waxa uu qaataa $15 Maalin walba,waxaana siisa Dowlada Puntland.

    Si la mid ah Askariga Dhaawacma,waxa uu qaataa $8 Maalin walba,waxaana siisa Dowlada Puntland.

    Saadka Ciidanku makala joogsado haday ahaan lahayd…..

    B.Rasaas.
    T.Shidaal.
    J.Dayactir Gaadiid.

    Talis si weyn loo diyaariyay oo Saraakiil khibrad leh Gacanta loo geliyay oo MW Taleefoon ku dul taagan yahay,ayaa hogaaminaya Dagaalka.

    Dagaalkaas,waxa laga gaaray Guul weyn oo Deg-deg ah,waxaana argagixisada Dhulkii ay joogtay ka harsan 28-KM.

    Dagaalkan ma carqaladayn Bixinta Adeegii Dowladnimo oo Mushahaarka Shaqaalaha joogto ayay uqaataan Rayd iyo Ciidanba.

    Sidoo kale Mashaariicdii horumarineed sidii loogu talagalay ayay ufulaan.

    Dagaalkan marka laga soo tago in Dhulka PL laga sifeeyo argagixisada,waxaa kaloo lagu helay Magac,Muunad iyo Maqaam.

    Wuxuu kaloo muujiyay PL in ay tahay Quwad isku filan oo leh Bulsho ka diyaarsan Dhaqaalaha,Aqoonta iyo Aragtida.

    Guusha,waxaa iska leh marka Shacabka iyo Ciidanka laga soo tago Madaxweyne Deni oo noqday hogaamiye taariikh sameeyay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.