Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hadalka Fiqi waxa uu taageero uyahay MW Siciid Deni
    Puntland

    Hadalka Fiqi waxa uu taageero uyahay MW Siciid Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2025Updated:February 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fiqi waxa uusan fahansanayn hadalkan in MW Deni uyahay faa’ido weyn oo Shacabka Puntland usoo jiidaya,isla markaana uxaqiijinaya in uusan Villa-da waxyar oo dabac ah umuujin.

    Maanta reer Puntland Siyaasiga ka gadmaya ee ay u istaagayaan,waa kan aan Xamar uwadin oo ka fog si adgana ula Xisaabtama.

    Deni,waxa uu muujiyay adayg Villa-da ka dhan ah iyo Xisaabtan loo baahnaa,waana mida usoo jiiday Shacabka oo uu kagaga adkaaday Siyaasiyiintii kale ee reer Puntland.

    Mar walba oo Villa-da iyo Dadkeedu hadlaan Deni ayay utahay fursad iyo faa’iido sida hadalkan Fiqi oo Deni ka dhigay Wiil la holin waayay oo diiday sandareerto iyo Daaqad laga soo galo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Fiqi

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/AQOf92h4B9ZiECFVYeJM3D6ZvWGk_VJloSQm16pL4-UjByPvYgzhGG4zmx3BXpj8Oa6k2krcfVCVoBSLcE55aY-H.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.