Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halhayska Maamulka Xasan Shiikh ee Todobaadkan,waa….
    Puntland

    Halhayska Maamulka Xasan Shiikh ee Todobaadkan,waa….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Daarood,waa Argagixiso”.

    Caalamku,waa kala yaqaan Somalida oo Daaroodku ma’ahan Dadka argagixisada ku milmay,isla markaana Hay’adaha amaanka ee Wadamada Shisheeye Beelaha ay iska ilaaliyaan ee udiwaangashan kuma jirto Beesha Daarood.

    Tusaale”

    PL oo ah Dhulka Beesha Daarood ee Jamhuuriyada ku jira kan ugu balaaran argagixisada,waa Il iyo aragti in lagu toogto,isla markaana Maamulka PL Xubno kama noqoto argagixisada.

    Taa badalkeeda,90% Dhulka Beesha Hawiye,waxaa Gacanta ku haya Argagixisada.

    Sidoo kale Ganacsatada iyo Siyaasiyiinta Beesha Hawiye,waa kuwa ugu badan ee la Shaqaysta argagixisada.

    Waxaa kaloo xusid mudan Xasan Shiikh in Maamulkiisa ay Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan ka yihiin Xubnihii argagixisada ugu firfircoonaa oo uu ku jiro Mukhtaar Rooboow oo ahaa Hogaamiyihii ugu danbeeyay ee Shabaab.

    Tani way istaqaan,Aduunkuna,waa kala yaqaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.