Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee ka kala yimaadeen argagixisada ka dagaalamaysa Puntland?
    Puntland

    Halkee ka kala yimaadeen argagixisada ka dagaalamaysa Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waddamadee bay ka kala yimaadeen argagixisada ISIS ee ku soo qulquleysa, kuna soo duushay Puntland?

    Sida uu qoray Taliska Mareykanka ee AFRICOM ee hawlgalka Afrika, argagixisada ISIS waxa ka kala yimaadeen sagaal waddan oo Afrika iyo Bariga Dhexe ku kala yaal oo ay kamidyihiin Tanzania, Itoobiya, Sudan, Libya, Algeria, Morocco, Tunisia, Sacuudi Carabiya iyo Suuriya.

    Hawlgalka Africom kuma darin argagixisada kale ee ka kala timid Bartama Aasiya ee qowmiyadaha loo yaqaan Turkic ee dalalka Turkiga, Azerbaijan, Kazakhstan, Uzbekistan, Turkmenistan, Tajikistan, iyo waliba argagixisada Wiigarka ee Shiinaha, laakiin badi u soo qaxay oo ku nool Turkiga.

    Taasi waxay ka dhigeysaa in argagixiso ka kala timid 16 waddan ay Puntland ku soo duuleen.

    Xigasho:-Daljir Media

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.