Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa heshiiska Imaaraadku kula wareegayo Dekeda Garacad?
    Puntland

    Halkee marayaa heshiiska Imaaraadku kula wareegayo Dekeda Garacad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 1, 2024Updated:May 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiiska Dekeda lagu kala saxiixanayo,waxay ubadan tahay in uu qabsoomo Todobaadka soo socda.

    Laba Xubnood oo Gudiga Maamulka Shirkada Wadaagsin ah,ayaa jooga Imaaraadka.

    Wada xaajoodkii ugu danbeeyay ee layskula fahmayo sida heshiisku noqonayo,ayaa socda.

    Dhanka kale inta badan Mucaaradka Dowlada Deni ee kasoo jeeda Gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland,ayaa iskushubay Mudug si ay qayb uga noqdaan Sooryada Saxiixa.

    Xagxagashada Islaan Bashiir,waxay ku salaysan tahay Dharbaaxooyin laysku muujinayo oo hordhac ah.

    Waxaa xusid mudan ah Garaad Shirwac iyo golaaftankiisa Afka ah ee culus oo ka turjumaya sida uu ugu abaabulan yahay ka mid noqoshada Markhaatiyaasha Saxiixa heshiiska.

    Garaad Shirwac,waxaa lagu xasuustaa sidii Deni u isticmaalay xilligii Doorashadii Fadaraalka iyo sidii uu uga guuray Doorashadii PL.

    Waa umuhiim in lagu wareejiyo Dekeda Maamulkeeda Shirkada Imaaraatiga ah si ay udhamatstiranto Wadada Garacad-Goldogob.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.