Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hanti-dhowraha Puntland oo amar ku bixiyay in lasoo celiyo Gaadiidka Dowlada
    Puntland

    Hanti-dhowraha Puntland oo amar ku bixiyay in lasoo celiyo Gaadiidka Dowlada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2024Updated:July 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hanti dhowraha Dowlada PL,ayaa soo saaray Warqad uu ku amrayo in dib loogu soo cesho Gacanta Dowlada Gaadiid Dowladeed oo ku maqan Siyaasiyiin iyo Saraakiil Ciidan oo soo qabtay xilal kala duwan.

    Dadka la tuhunsan yahay in ay ku maqan yihiin Gaadiidka Dowlada iyo Hanti kalaba oo Dowlada PL kasoo qabtay xilal sare,waxaa ka mid ah…

    1. Ex Wasiir Dhabanacad
    2. Ex Wasiir Xasan Abgaalow
    3. Ex Wasiir Gallan
    4. Ex Gudoomiye Abwaan Cabdirashiid.
    5. Ex Wasiir Caarshe.
    6. Ex Taliyihii Boliska Mahamd Cali Xaashi
    7. Ex Wasiirkii Axmed Yaasiin.
    8. Ex Duqii Magaalada Bosaaso
    9. Ex Duqii Magalada Gaalkacyo
    10. Ex Wasiirkii Warfaafinta Tima cade.
    11.Ex.Agaasimihii hay’ada Maamul Wanaaga.

    12.Agaasimihii hore ee Wasaaradda Deegaanka iyo Beeraha Ina Cilmi koor 2-Gaari oo Laba gaari Ayaxa ahaa iyo Laba Gaari oo Wiishash ah.

    13.Agaasimihii hore ee Beeraha Sadan Cali Jaamac 1-Gaari oo Ayaxa ah.

    14.Wasiiru dowlihii hore ee Deegaanka iyo Beeraha 1-Gaari oo Ayaxa ah iyo 1-Cagaf oo baaldoosar ah.

     

    muhiimada ugu weyn si Shaqadan uhirgasho,waa in aysan Madaxtooyadu soo faragashan Shaqada Hanti-dhowraha.

     

    Halkan ka akhriso Warqada Hanti-dhowraha:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.