Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hanti dhowrka W.Maaliayada oo ka warbixiyay kormeeradiisii Gobollada PL
    Puntland

    Hanti dhowrka W.Maaliayada oo ka warbixiyay kormeeradiisii Gobollada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROWE- Madaxada Wasaaradda Maaliyadda,ayaa warbixin ka dhegaystay Hantidowrka Gudaha Wasaaradda oo safaro shaqo ku tagey Goboladda dalka.

    Shirkan waxaa ka soo qayb galay Wasiirudowlaha Wasaaradda, Wasiirku xigeenka Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka,Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimayaasha waaxyaha, Madaxa Hantidowrka Gudaha iyo Mas’uulyiin kale oo katirsan Wasaaradda.

    Axmed Cabdi Maxamed Madaxa hanti dhowrka gudaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa Madaxdii shirka la wadaagay natiijada baaritaanka ay ka sameeyeen xarumaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolada Mudug, Karkaar iyo Barri.

    Xogtan ayaa ah mid wax badan looga ogaanayo hannanka shaqo ee dakhliga dowladda habka loo qabtay iyo sida ay ugu dheceen Khasnada Dawladda Puntland.

    Ugu dambayn Madaxda Wasaaradda ayaa bogaadiyey Shaqooyinkan muhiim ka ah ee ay soo qabteen Xafiiska Hantidowrka Gudaha Wasaaradda Maaliyadda.

    Baahintii

    Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.