Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hay’ada amaanka Caalamka oo Puntland isku soo shubay
    Puntland

    Hay’ada amaanka Caalamka oo Puntland isku soo shubay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adaha amaanka Caalamku,waxay isku soo shubeen Puntland,kadib guusha laga gaaray hawlgalka sifaynta Buuraha Calmiskaad ee Nabad iyo Nolol diidka.

    Waxaa yimid wefti sare oo Taliska Africom kasocda.

    Waxaa kaloo horay ujoogay Saraakiil ka socota Uk iyo Swizerland.

    Sidoo kale,waxaa yimid wefti kale oo ka socda CIA-da Maraykanka.

    Waxaa jira Talis Dhexe oo laga hogaaminayo hawlgalka Cal-miskaad oo ay qayb ka yihiin Dowlado kala duwan.

    Hawlgalka Cal-miskaad,wuxuu kor uqaaday…

    1.Magaca PL.
    2.Maqaamka PL.
    3.Miisaanka PL.
    4.Ku kalsoonaanta PL.
    5.Aaminaada Nidaam ee PL.

    Dowlada PL Shaqo wanaagsan ayay qabatay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.