Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hay’ada Qandaraasyada Puntland oo dib boorka looga jafayo
    Puntland

    Hay’ada Qandaraasyada Puntland oo dib boorka looga jafayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’ada Qandaraas bixinta Puntland mudo,waxay ahayd hawlgab Magac uyaal ah.

    Shaqadeedii,waxaa toos uqaadatay Madaxtooyada mana jiro Qandaraas soo mara oo wax laga waydiiyo.

    Xubnihii hay’ada,way kala tageen,waxaa ka jooga oo kaliya Gudoomiyihii oo aan wax Shaqo ah qaban.

    Haatan in dib boorka looga jafo,waa loo baahnaa,waxaase iswaydiin mudan…

    Kulanka Maanta la qabtay ma yahay mid dhab ahaan hay’ada loogu soo kicinayo?

    Sida muuqata MW Deni,waxa uu rabaa in uu muujiyo Maamul Wanaag marka la qiimeeyo….

    1.Dimuqraadiyada la dhaqaajiyay.
    2.Hanti dhowraha dardargelinta uu wado.
    3.Dib u habaynta hay’ada Qandaraasyada.

    In aysan laab lakac noqon dadaalka muuqda,ayaa muhiim ah.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.