Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Hay”ada Shaqaalaha rayidka Puntland ayaa imtixaan ka qaaday qaar kamid ah shaqaale ay qaadanayaan wasaaradaha dawladda puntland . Qaar kamid ah dadkii u fariistay imtixaanka ayaa shegay inu ku dhacay si cadaalada ah oo hufan .