Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hogaamiyayaasha Suuriya iyo Iran oo kulmay
    Somalia

    Hogaamiyayaasha Suuriya iyo Iran oo kulmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2022Updated:May 9, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad ayaa Axaddii booqday dalka Iran oo ah dalka iskugu dhow yihiin dalalka gobolka si uu wadahadal ula soo yeesho hogaamiyaha sare ee Iran Ayatollaha Ali Khamenei.

    Labada hogaamiye ayaa intii wadahadalka lagu jiray ku baaqay in iskaashi adag oo ay yeeshaan Tehran iyo Damascus, sida laga soo xigtay warbaahinta dawladda Iran.

    Madaxweyne Assad oo booqashadii labaad ku tagaya Iran ilaa markii dagaalku dalkiisa ka bilowday sanadkii 2011kii, ayaa sidoo kale la kulmay madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Iran ee IRNA.

    Assad ayaa awood u helay inuu horjoogsado dagaalki sokeeyey ee dalkiisa ka bilowday markii ay dhaceen dibadbaxyo ay dadku dimoqraadiyad ku doonayeen sanadkii 2011kii, isaga oo kaalmo ka helay ururada gacan-saarka la leh Iran iyo faragin militari oo weyn oo Ruushka ka timid sanadkii 2015kii.

    Telefishanka Iran ayaa madaxweyne Assad ka soo xigtay isaga oo leh “xiriirka istaraatiijiga ah ee Iran iyo Suuriya waxa uu horjoogsaday awooddii taliska Sahyuunidda [Israel] ee gobolka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.