Ilhaan ayaa ka dalbatay Madaxweyne Joe Biden inuu dib u eegis ku sameeyo cunaqabateynta la saaray SoomaaliyaΒ 2010 iyo 2012-kii.
βTan iyo markii la saaray cunaqabateyntan, xaaladda Soomaaliya ayaa si weyn isu beddashay,β ayey ku tiri qoraalkeeda Ilhaan Cumar.
Sidoo kale waxay maamul Biden qoraalkan ku weydiisay 5 suβaalood oo la xiriira sida siyaasadda cunaqabateynta ay u ciyaareyso istiraatiijiyadda ballaaran ee Somaliya.
Halkan ka akhriso:-

