Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Congress Maraykanka ayaa barteeda Instagram-ka ku shaacisay inay isguursadeen La taliyaheedii dhinaca Siyaasadda Tim Mynett

Ilhan Omar oo laga soo doorto gobolka Minisoto ayaa bishii October ka dalbatay furiin ninkeedii hore Axmed Xirsi, oo ay kala tageen bishii November.Ilhan cumar iyo Axmed Xirsi waxa ay isku dhaleen Saddex carruur ah.
“Waan guursaday, lamaane ayaanu ku ahayn siyaasadda, haddana waxaana ku nahay noolasha, , Alxamdulilaah”, sidaas waxaa barteed nstagram-ka ku qortay Ilhan Omar