Ilhaan Cumar oo kusoo biirtay fariimaha adag ee loo dirayo Farmaajo,waxayna dheer tahay Seneterada kale in ay toos u abaartay oo magac dhabtay.
βFarmaajo sanad ayaa ka soo wareegatay muddo xileedkiisa, waxaa la jooga waqtigii uu meesha ka bixi lahaaβAyay tiri Ilhaan oo ah Seneterad saamayn leh.
Gabadhii sida tooska ah Cabdullaahi Yuusuf ula hadashay,waxaa badashay Ilhaan Cumar.

