Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Ilhan Cumar oo si adag ugu jawaabtay Trump
    Somalia

    VIDEO: Ilhan Cumar oo si adag ugu jawaabtay Trump

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2020Updated:October 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan koongareeska dalka Mareykanka lagana soo doorto gobolka Minnesota ayaa fariin jawaab ah ku qortay barteeda Twitter-ka kadib eedeyntii ugu dambeysay ee madaxweyne Donald Trump uu u jeediyay siyaasadeeda iyo nolosheeda gaarka ah.

    Qoraalka ay soo dhigtay Twitter-ka, ayaa u muuqataa inay tixraaceyso hadaladiisii ​​ugu dambeeyay ee isu soo baxyadii ololaha ee la qabtay Jimcihii iyo horraantii Sabtida ee uu eedeynta kulul ugu jeediyay.

    https://www.facebook.com/IlhanMN/videos/2660943510805140

    “Weerarada isdaba jooga ah ee aan kala kulano Trump waa kuwo shirqool ah ee aniga iyo siyaasiyiinta kale ee haweenka ah ee caanka ah maaha kaliya ragga. Tan waxay u horseedayaan hanjabaado isdaba joog ah oo ka dhan ah nolosheena.ayay tiri” Ilhan Cumar.

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ilhan Cumar ay dalka Mareykanka, iyada oo qaxooti ah kusoo gashay si sharci darro kana timid Soomaaliya, iyada oo 12 sano jir ah, hadalkaas oo ay Ilhan Cumar ka carootay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.