Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Imaaraadka oo Puntland ka taageeraya tayaynta Booliska
    Puntland

    Imaaraadka oo Puntland ka taageeraya tayaynta Booliska

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 3, 2024Updated:May 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Imaaraadka,waxay si rasmi ah unoqonaysaa garabgalaha Ciidanka Booliska Puntland.

    Gudi ka socda Wasaarada arimaha gudaha Imaaraadka,ayaa ujoogay Garowe diyaarinta qorshaha Imaaraadku ku taageerayo Ciidanka Booliska Puntland.

    Sida la filayo dhawaan ayay si toos ah ubilaabanaysaa taageerada Imaaraadka ee Ciidanka,iyagoo ka garabgalaya….

    1.Mushahaarka.
    2.Tababarada.
    3.Qalabka.
    4.Gaadiidka.

    Booliska Puntland haduu helo taageero caalamiya loogana faa’iideeyo oo aan la musuqmaasuqin,wuxuu noqonayaa mid ay sarayso tayadiisu.

    Haatan Booliska PL waxa uu dhan yahay tira ahaan 4000 oo Askari,isagoo si joogta ah uga hawlgala 150 Xarumood oo guud ahaan PL oo idil ah.

    Balse tayada iyo tiradiisuba waa ka hooseeyaan heerkii laga rabay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.