Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Imaaraadka oo Puntland ugu deeqay Laba Markab oo Daamur ah
    Puntland

    Imaaraadka oo Puntland ugu deeqay Laba Markab oo Daamur ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Daamurkan,waa Laba Markab oo Imaaraadku ugu deeqay Dadka reer Puntland ee ay Walaalo yihiin,waxaana loogu talagalay in lagu dhiso Laba Wado oo kala ah……

    1.Ceel-daahir-Ceerigaabo.
    2.Xarfo-Galkacyo.

    3.Wadooyin 27-km oo Gudaha Bosaso ah.

    Halkaas,waxaa kusoo xirmay kuwii soo dhexmarayay Wadada Xarfo-Galkacyo ee Xamar laga soo dirayay.

    Sidoo kale,waxaa Warkii ka xirmay kuwii dooda ay PL ku fogaynayaan ka dhigan jiray daahida dhamaystirka Wadada Ceel-daahir-Ceerigaabo.

    Sanaag Abid ma yeelan Wado Laamiya PL ka hor oo kama helin wax horumarin ah 30-kii Sano ee ay jirtay Jamhuuriyadii Somaliya 1960-kii ilaa 1990-kiii.

    Imaaraad Quluubta Shacabka Puntland,ayuu kasbaday,waxaana loo hayaa xeer aan abid la ilaawi doonin.

    Dagaalka argagixisada hagarbaxa uu galiyay iyo doorka uu ka qaatay Mashaariicda horumarineed saamayn ayay abuurtay.

    Sidoo kale Wadan dagaal ku jira oo hadana Kaabayaashiisa Dhaqaalaha hormarsansanaya Puntland,ayaa laga helaa,waana wax muujinaya awooda Maamul heerka ay gaarsiisan tahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.