Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»In ku dhow 12-Argagixisada ah oo ay dileen Ciidamada Puntland
    Puntland

    In ku dhow 12-Argagixisada ah oo ay dileen Ciidamada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    127-Xubnood ayay maraysaa dhimashada argagixisada,waxaana la baahin doonaa sawirro cusub oo argagixisada ah.

    Ciidamada Difaaca Puntland horey ayay uguureen,waxayna Qeybta hore dul fadhiyaan Qurac,halka, kuwa xiga ay joogaan Hararyo-2.

    Sidoo kale argagixisadu,waxay Ciidamada Difaaca PL kusoo weerareen Drons gaaraya 5,waase lasoo riday Afar ka mid ah.

    Markale ayay Ciidamada Difaaca Puntland ee Geesiyada ah qaadayaan weerar xoog badan oo dhawr jiho ah iskuguna jira Cir Dhul iyo Bad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.