Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Iran oo weli udabci la’a cadaadiska Maraykanka
    Somalia

    Iran oo weli udabci la’a cadaadiska Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,wuxuu ku adkaysanayaa in ay Iran aqbasho qodobada uu hordhigay ee kala ah…..

    1.Joojinta Barnaamijka Nukliyeerka.

    2.Joojinta mashruuceeda Gantaalaha ballistic-ga.

      3.Jarista maalgelinta kooxaha ay taageero.

      4.Joojinta caburinta dibad baxayaasha.

        Iran weli way aqbali la’adahay qodobadan,wuxuuna Maraykanku dul keenay awood xoog badan oo Ciidan si uu ucadaadiyo.

        Turkiga,waxaa ku kulmay ergo Labada dhinac ah,waana suuragal in isfahan ka dhex dhasho.

        Bariga Dhexe,waxaa laga diciifiyay oo laga adkaaday awoodii Muslimiinta Sunniga,haatana,waxaa loo diyaar garoobay soo afjarida Hooyada Muslimiinta Shiicada.

        Hadii Iran laga takhaluso Bariga dhexe,waxaa si raaxo leh ugu dhex mushaaxaysa Israa’iil oo ah fuliyaha danaha Gobolka ee Maraykanka.

        Follow on Google News Follow on Flipboard
        Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

        Related Posts

        Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

        March 26, 2026

        Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

        March 25, 2026

        Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

        March 25, 2026
        Latest Posts

        Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

        Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

        Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

        Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

        Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

        Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

        PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

        Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

        Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

        Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

        Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
        • Home
        • Puntland
        • Somalia
        • News in English
        © 2026 Idil News

        Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.