Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil ma waxay qorshaynaysaa weerar ay ku qaado Iran?
    Israel Air Force F-15i Ra'am fly at a Graduation ceremony for Israeli Air Force soldiers who have completed the IAF Flight Course, at the Hatzerim Air Base in the Negev desert. June 28, 2016. Photo by Ofer Zidon/Flash90 *** Local Caption *** ???? ??? ????? ??? ?????? ???? ??? ??-15
    Somalia

    Israa’iil ma waxay qorshaynaysaa weerar ay ku qaado Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 29, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka difaaca Israa’iil,ayaa Arbacadii hadal weyn oo suurtagalnimsiisa ay ku xiran tahay waakhriga ku sheegay in laga yaabo in Israa’iil ay weerarto xarumaha Nukliyeerka Iran laba ama saddex sano gudahood.

    Iyadoo dadaallada caalamiga ah ee lagu cusboonaysiinayo heshiiska nukliyeerka ee 2015 uu wiiqmay, ayaa Iiraaniyiintu waxay kor u qaadeen kobcinta uranium-ka, habka isticmaalka rayidka ah kaas oo ugu dambeyntii soo saari kara shidaalka bambooyinka nukliyeerka – inkastoo ay diidaan naqshad noocaas ah.

    Khubarada ayaa sheegaya in Iran laga yaabo inay kor u qaaddo nadiifinta uranium-ka ilaa heerka hubka muddo gaaban gudaheed.

    Laakiin waxay sheegeen inay sannado qaadanayso in la dhiso madax dagaal oo la ridi karo – qiyaastaas oo uu ku celceliyay jeneraal ka tirsan sirdoonka milatariga Israa’iil bishan.

    “Laba ama saddex sano gudahood, waxaa laga yaabaa inaad cirka kasoo gudubtaan oo aad weerar ku qaadaan goobaha Nukliyeerka ee Iran,” ayuu wasiirka difaaca Benny Gantz u sheegay ardayd ka qalin jabinaysay ciidamada cirka.

    Saadaasha sirdoonka millatariga Israel ee 2023 ayaa ah in Iran “ay ku sii socon doonto waddadeeda hadda ee horumarka tartiibta ah” ee saaxada nukliyeerka, sida uu sheegay wargeyska Israel Hayom Axadii.

    VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    December 19, 2025

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.