Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo ka hadashay booqashadii Adis Ee Muuse Biixi
    Somalia

    Itoobiya oo ka hadashay booqashadii Adis Ee Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan Somaliland, kaddib booqasho uu Addis Ababa ku tegey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

    Dina Mufti afhayeenka Wasaaradda Arrimaha-dibedda Itoobiya oo shir jaraaid uu qabtay arintan uga hadlay wuxuu yiri sidan .

    β€œArrinta Dawladda federaalka Somalia iyo Somaliland waa arrin maxalli ah, marna ma doonayno inaannu faragelinno. Runtii booqashada uu Addis Ababa ku yimi hoggaamiyaha Somaliland ee aanay Qaramada Midoobay aqoonsanayn marna khatar ma gelinayo xiriirka aanu Soomaaliya la leenahay,Waxaan xoojinaynaa xiriirka aan Somalia la leenahay, mana jiro aqoonsi ajendaha ugu jira Itoobiya “

    Dhinaca kalena Dina Mufti afhayeenka Wasaaradda Arrimaha-dibedda Itoobiya ayaa ka hadlay warar sheegayey in Turkigu xirayo Safaaradda uu ku leeyahay Addis Ababa.

    Wuxuuna sheegay inaysan arrintaa waxba ka jirin,Lknse Turkigu ay muujiyeen walaac dhanka ammaanka ah ,ayna Dawladda Itoobiya markiiba u xaqiijisay sida ay uga go’an tahay in ay sugaan ammaanka diblomaasiyiinta Turkiga ee dalkooda jooga.

    Xogta | Fana Agency .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    October 28, 2025

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    October 28, 2025

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    October 27, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.