Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiyan Airlines oo Duulimaadkeedii Gobolka Tigreega dib ubilaabaysa
    Somalia

    Itoobiyan Airlines oo Duulimaadkeedii Gobolka Tigreega dib ubilaabaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkada Diyaaradaha ee Itoobiyan Airlines,ayaa dib u bilaabaysa duulimaadyadii ay ku tagi jirtay caasimadda Gobolka uu Tigreegs maalinka Arbacada ah.

    Warbixin ay Shirkadu soo saartay aysy sida ay ku sheegtay, in Duulimaadyadii ganacsi ee ugu horreeyay ee ay ku tagi doonto Tigray 18-bilood kadib.

    Ku dhawaaqistan,ayaa ku soo beegantay maalin kadib markii wafti ka kooban masโ€™uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo madaxda Shirkadaha Ganacsiga ay booqasho ku tageen Magaalada Mekelle si ay usii xoojiyaan dhaqan gelinta heshiiskii nabadeed ee bishii hore.

    Heshiiskan oo ay ku jireen ballan-qaadyo lagu soo celinayo adeegyadii,ayaa waxaa lagu soo afjaray dagaal socday muddo Labo Sano ah oo u dhexeeyay Dowladda Federaalka Itoobiya,xulufadeeda iyo Ciidamada Tigreega, kaasoo ay ku dhinteen Kumannaan Qof auna ku barakaceen Malaayiin kale.

    Dib u bilaabista Duulimaadyadani waxay sahlaysaa in Qoysasku dib u midoobaan, fududaado soo celinta dhaq-dhaqaaqa ganacsi, kicinta dalxiiska iyo keenista fursado badan oo bulshada u adeegi doona,โ€Ayuu yiri Madaxa Shirkadda Ethiopian Airlines Mesfin Tasew oo ka mid ahaa weftiga Meqelle tafey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.