Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Jaaliyada Gotherberg Ee Sweden oo si weyn usoo dhawaysay weftiga MW Xigeenka PL
    Puntland

    Jaaliyada Gotherberg Ee Sweden oo si weyn usoo dhawaysay weftiga MW Xigeenka PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sweden: 18 September 2024: Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey Caasimadda labaad ee Dalka Sweden ee Gotherborg.

    Madaxweyne Ku-xigeenka oo safaro shaqo ku maraaya qaar ka mid ah wadamada Qaarada Yurub ayaa maanta gaaray Dalka Sweden waxaan si diiran halkaas ugu soo dhoweeyey Jaaliyadda Soomaaliyeed gaar ahaan Jaaliyadda reer Puntland ee Dalka Sweden.

    Madaxwayne ku-xigeenka DPL ayaa waxaa safarka ku wehelinaya masuuliyiinta ka tirsan Dowladda Puntland, isaga oo kulamo la qaadanaya Jaaliyaddaha kala duwan ee Qaarada Yurub, Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka Mahadceliyay soo dhawaynta diiran ee jaaliyada Soomaaliyeed u sameeyeen isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayo waxaana uu ugu baaqay inay ka qaybqaataan horumarinta iyo maalgashiga dalka, inay ka qayb-galaan Siyaasadda Dowladdaha ay la nool yihiin iyo adkaynta xiriirka Dowladda Puntland iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Yurub

    =DHAMMAAD=

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND .

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.