Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Jab Siyaasadeed iyo Milleteri oo soo gaaray isbahaysigii Turkiga iyo Xasan
    Puntland

    Jab Siyaasadeed iyo Milleteri oo soo gaaray isbahaysigii Turkiga iyo Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 20, 2025Updated:July 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Muuqaalka Hubka la qabtay oo Xasan kusoo galayay heshiiska Asarbajaan ka hor inta uusan udurin Ganacsatada soo iibisay.

    Hubka,waxaa sameeya Turkiga,waxaase lagu iibshaa gudaha Asarbajaan oo waa Gacmaha qarsoon ee Turkigu u isticmaalo Iibka Hubka ee Suuqa Madow.

    Isbahaysigii Turkiga iyo Xasan,waxaa ku dhacay jab Siyaasadeed iyo mid Milleter oo uu sababay Hubkan…..

    B.Turkigu,wuxuu ku hor ceeboobay caalamka,isagoo umuuqda mid khatar ku ah xasiloonida iyo soo kabashada Dowladnimada Somaliya oo Hubaynaya Nin iyo koox gaar ah.

    T. Turkiga,waxaa ka fashilmay oo la qaawiyay Gacanta uu isticmaalo markay timaado Suuqa Madow ee Hubka.

    J.Xasan,waxaa ka fashilmay iskudaygii ugu weynaa uu ku dhisan lahaa Ciidan Doorashada uu ku dhaco,iyadoo waliba xilli xun ay kaga soo aaday.

    X. Markabkan,wuxuu Xasan ukeenay fadeexad burburisay qorshihiisii una lagaday Ninkii ay ku loolamayeen Wadanka ee Deni,kana dhigtay Saakay Mayd Siyaasadeed oo soconaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.