Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Qunsulka Yuhuuda Ee Washington oo xaqiijiyay in PL tahay Dhulka la tilmaamay
    Puntland

    Qunsulka Yuhuuda Ee Washington oo xaqiijiyay in PL tahay Dhulka la tilmaamay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 6, 2025Updated:February 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maraykanka,ayaa keenay fikrad oranaysa Qaxootiga reer Falastiin haloo raro SL iyo PL.

    Fikradan,waxay timid markii ay ka hor yimaadeen Dowlado dhawr ah oo Carbeed oo Trump usoo jeediyay in ay qaataan Qaxootiga reer Falastiin,kuwaasoo ay ka mid yihiin Masar iyo Urdun.

    Madaxa Qunsuliyada Israa’iili ee Washington,ayaa xaqiijiyay fikradan in ay kawada xaajoodeen Trump iyo Netanyahu.

    Jeneralku,waxa uu sheegay in si gaar ah Dhulka loo tilmaamay ay tahay Puntland oo ah Waqooyi Bari Somaliya.

    “Waxaa jira Dalal si gaar ah loo cayimay oo kala ah Morocco iyo Somaliya,gaar ahaan PL”.Ayuu yiri Qunsulku.

    Waa fikrad xiisaheeda wadata oo dhalisay hadal hayn cusub,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.