Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»JOOJIN AJAANIBTA SHARCI LA’AANTA KUSOO GELAYSA DEEGAANNADA PUNTLAND.
    Puntland

    JOOJIN AJAANIBTA SHARCI LA’AANTA KUSOO GELAYSA DEEGAANNADA PUNTLAND.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bosaso : 19 February 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne kusoo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland, waxaana la faray dhammaan Hay’adaha Dowladda ee ay khuseyso in ay ka hawlgalaan.

    Ku: Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland.

    Ku: Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland

    Ku: Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland

    Ku: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland

    Og: Hay’adda Socdaalka

    Ujeeddo: Joojin Ajaanibta Degaanada Puntland soo gelaysa

    Waxaa dhammaan Hay’addaha ay warqadani ku socota lagu wargelinaya in la joojiyey laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 19/2/2025, Ajaanibta aan haysan Sharciga Dal ku galka in aysan soo geli Karin gudaha Degaanada Puntland.

    Haddaba, waxaa la idin farayaa in aad ka gudataan waajibaadka idinkaga aadan.

    Fiiro gaar ah:- Waxaa lagu soo saari doonaa Xeer gaar ah oo lagu Maamuli doono Nidaamka Dal ku galka Ajaanibta soo gelaysa Degaanadda Puntland.

    Fulin wacan.
    Siciid Cabdullaahi Deni
    Madaxweynaha Dowladda Puntland.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.