Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe
    Puntland

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe,waxaa saakay gaaray Shaqaalihiisii hordhaca ahaa Madaxweyne Axmed Madoobe.

    Galabta ilaa Berri Subax in uu tago Garowe,isagana,waa la fili karaa.

    Garowe,waxaa ka socda diyaar garowga soo dhaweyntiisa.

    Booqashada Mw Axmed ee PL,waxay leedahay saamayno macno samaynaya……

    1.In dib u doorashadiisii ay hesho sharciyad iyo garab.

    2.In cunaqabatayntii Xasan ee dhanka socdaalka si muuqata loo muujiyo in aysan waxba ka jirin.

    1. In JL ay utahay muhiim PL si walba oo hogaanku uga fogaado hogaaminta JL oo waxa la ilaalinayo ay tahay Dhulka iyo Dadka.
    2. In la muujiyo wada shaqayntii PL iyo JL in ay si buuxda usoo laabatay.
    3. In dhawaaqa Xamse la macnotiro.

    Ugu danbayn Dad badan,ayaa u arka in Mw Deni talo wanaagsan uu qaatay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.