“Caalamka toos,ayaan ula macaamileynaa, Cunaqabataynta hubka hala soo celiyo, maamulka hawada dib haloo celiyo.”.Ayay tiri JL.
Fasirka uu yeelanayo Warka kasoo baxay Jubaland,ayaa ah….
1.In lasoo celiyo Cunaqabatayntii Hubka.
2.In Hawada dib loo celiyo.
3.In ay Caalamka si Madaxbanaan ula macaamiilayso.
War-saxaafadeed.
Halkan ka akhriso:-