Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kenya oo adkeynaysa xiriirka ay la leedahay Jubbaland iyo Somaliland
    Puntland

    Kenya oo adkeynaysa xiriirka ay la leedahay Jubbaland iyo Somaliland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in xiriir dublamaasiyadeed la sameysanayso Somaliland iyo Jubbaland, si ay u ilaalsato danaheeda ganacsi iyo nabadgelyo.

    Kenya ayaa sheegtay in ay ixtiraamayso midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo ay qeexayaan heshiisyada caalamiga ah ee Soomaaliya ay qeybta ka tahay.

    “Annaga oo ilaalinaya midnimada Soomaaliya haddana waxaannu xidhiidh la samaynaynaa Somaliland iyo Jubaland oo annu la wadaagno dano amni iyo mid ganacsi” wasaararadda Arrimaha Dibadda Kenya.

    Qoraalka Kenya ayaa kusoo aadaya xilli uu dalkaas gaaray Madaxweyaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo kulan la yeelanaya madaxda dalka Kenya. Warka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa loo arka mid Kenya isaga riixayso dhaleecayn uga timaada DFS.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.