Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo xiriir Diblomaasiyadeed oo sare la bilaabaysa Somaliland
    Somalia

    Kenya oo xiriir Diblomaasiyadeed oo sare la bilaabaysa Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dharbaaxo Diblomaasiyadeed oo Kenya ku dhufatay Dowlada Fadaraalka Somaliya.

    Kenya in ay Hargaysa ku darsato hawlgalda cusub ee Diblomaasiyadeeda kusoo kordhay waxay ka dhigan tahay in ay u aqoonsatay ugu yaraan maamul ka madaxbanaan Dowlada Fadaraalka ah.

    Waa xeerin la’aan midnimada Dhuleed iyo mida Dowladnimo ee Somaliya,waana xadgudub cad talaabada Kenya.

    Wakiil ufadhiyi doona ayay si rasmi ah Kenya ugu dirsanaysaa Hargaysa dhawaan sida uu qoray Wargeyska Business Daily.

    Dowlada Fadaraalka Somaliya kama aysan hadlin qorshaha Kenya ay kula bilaabayso xiriirka Diblomaasi ee maqaamkiisu sareeyo Maamulka Waqooyi Galbeed ee Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.