Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khadar: Hadaad xil iyo xoolo aad dooneyso Xisbiga Dowladda Agjooga+VIDEO
    Puntland

    Khadar: Hadaad xil iyo xoolo aad dooneyso Xisbiga Dowladda Agjooga+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisulwasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ka hadlay Doorashada 2020-2021 iyo damaca Dowladda ee ku aadan Doorashada.

    Mahdi Maxamed Guuleed, Ra’iisulwasaare ku-xigeenka Dalka oo ka hadlayay daah-furka shirka Technology-yadda oo sanadkiiba mar la qabto, ayaa sheegaya in Dowladda Madaxweyne Farmaajo ay ka go’an tahay qabsoomida Dooraashada, ayna diyaarisay Sharciyadii Doorashada.

    Sidoo kale, Ra’iisulwasaare ku-xigeenka ayaa tilmaamay in Dowladdu ay dhowaan furaneyso Xisbigeedii, isagoona ugu baaqay dhalinyarada inay kusoo biiraan.

    “Dowladda way ka go’an tahay qabsoomida Doorashada 2020-ka, waxayna ay soo wadaa Xisbigeedii weynaa, marka waxaan idin lee yahay xil dadad dooneyso xamaro Agjoog, xarago hadaa Doonee xamaro agjoog, xoolo hadad dooneyso xamaro agjoog, Xisbiga Dowladana Agjooga, Hana Moogaanina” ayuu Ra’iisulwasaare ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).

    https://www.facebook.com/Kalsantv/videos/811605235941956/

    Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Yarey), ayaa dhowaan sheegtay inay walaac ka qabaan qabsoomida Doorasho qof iyo cod ah inay dalka ka dhacdo 2020-ka, maadama Dowladdu illaa hada aysan furan Xisbi Siyaasadeedkeedii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.