Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khasaare door ah oo lagu gaarsiiyay Maleeshiyada Beesha Khaatumo dagaalka Sanaag
    Puntland

    Khasaare door ah oo lagu gaarsiiyay Maleeshiyada Beesha Khaatumo dagaalka Sanaag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afar Tikniko ah,waa laga qabsaday Labana,waa Laga gubay Beesha Khaatumo kadib dagaal ay kasoo qaadeen Saakay meel ujirta Fiqifuliye 18-km.

    Sidoo kale Talyihii Ciidanka watay reer Khaatumo Maxamed Jibril iyo 8-kale,waxay galeen Gacanta Maleeshiyada Beesha Habaryoonis.

    Dowlada PL si hoose ayay in ku dhow 10-jeer ugu sheegtay Beesha Khaatumo in ay joojiso dagaalkaas,waase laga dhaga adaygay.

    Sanaag,Sodonkii Sano ee udanbeeyay,waxay ahayd Nabad lawada nool yahay oo lakala Shaqaysto mana jirto sabab xiligan Xabad looga rido.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/1FVCRl1OvreM4rGY.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/GpqOThxtEY-SuzpI.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.