Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khataraha soo wajahaya Geeska Africa”WQ.Daahir M.Jibril
    Puntland

    Khataraha soo wajahaya Geeska Africa”WQ.Daahir M.Jibril

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qormadan,waxay dul istaagtay xaalka Geeska Africa iyo khatartaha dul hoganaya.

    Itoobiya?

    Gobolka Tigreega kama taliyo Maamulka Abiy,kaliya Maamulka Tigreega Xubno ka mid ah,ayaa ku xiran Adis-ababa.

    Deegaanka Amxaarada,intiisa badan,waa ka baxay Gacanta Maamulka Abiy,waxaana dhici karta in Caasimada Adis laysla soo galo.

    Waxaa jira xogo sheegaya Amxaarada,Tigreega iyo Eretereya oo wada socda in ay duulaan kusoo qaadayaan Adis-Ababa.

    Wararku,waxay intaas ku darayaan in Abiy udiyaar garoobayo uguurista Nasireed hadii uu Adis difaaci waayo oo halkaas uu kasii wado dagaal Qowmiyadeed oo Oromadu ku taageerayso.

    Somaliland?

    Doorashada ay ka harsan tahay 30-ka Casho,waxaa laga muujinayaa walwal weyn oo ah in Muuse ku shubto,taasoo dhalin karta dagaal laysku riiqmo.

    Wararka la helayo,waxay sheegayaan in Muuse la kulmay Abiy Todobaad ka hor oo uu kasoo helay ballanqaad taageero dhan walba ah kulana taliyay in uusan tagin.

    Xamar DFS?

    Mudo xileedka sii dhamaanaya ee Maamulka Xasan iyo qorshe xumida jirta,waxay muujinaysaa jiho la’aan Siyaasadeed iyo mid Amni.

    Shirkii ugu danbeeyay,waa fashilmay oo natiijo kama soo bixin.

    PL horay ayay ukala tageen Maamulka Xasan.

    Beelaha Muqdisho si weyn ayay udiidan yihiin Xasan iyo Qorshihiisa,waxaana jira diyaar garow ay Siyaasiyiintu uqalab urursanayaan ka hor tagida damaca Xasan.

    Qormadan,waxay xaalka Geeska ka muujisay mid cakiran oo si buuxda ugu sii siqaya Colaado iyo Burbur baahsan.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.