Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaarihii hore ee DFS Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo.