Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khilaafka PSF iyo Madaxtooyada PL oo ku dhow in lasoo afjaro
    Puntland

    Khilaafka PSF iyo Madaxtooyada PL oo ku dhow in lasoo afjaro

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wada xaajood hoose oo socday,ayaa lagu dhameeyay intii badnayd khilaafka hogaanka PSF iyo Madaxtooyada.

    Waxa kaliya ee harsan,waa la kulanka Agaasimaha PSF Maxamuud Diyaano ee Madaxweynaha.

    PSF,waxay ka qaybgalaan howlgalka baaxada leh ee wiiqida awooda Daacish,waxayna toos ugu biirayaan Shaqada.

    15-Gawaarida Gaashaman ah iyo 200-Askari,ayaa loo qoondeeyay in ay hawlaglka kaga mid noqdaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.