Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kooxdii ku gabanaysay horumarka Mudug oo Shacabka lagu hor ceebeeyay
    Puntland

    Kooxdii ku gabanaysay horumarka Mudug oo Shacabka lagu hor ceebeeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Odoyaashan Caawa,waxaa la hor fariisiyay dhawr Boqol oo Shacabkii Mudug ka mid ah,waxaa lagu yiri..(Waxaad wadaan soo daaya ee horumarka ah).

    Wax la dhagaystaba Qodobada ay ka hadleen wax macno uleh horumarka ,waa kaga dhex arki waayay,kaliya,waxay Dadka hortooda isku muujin Niman Siyaasad ku jira oo baadigoobaya fursad,isla markaana Xamar laga soo abaabulay oo Deni uwada caraysan.

    Wasiiradii Dowlada ka socday ee Madasha fadhiyay markay dhagaysteen,warbixintii Ragan,iyagoon durin,waxay si asluubaysan usoo jeediyeen….

    1. In Shirka Ajandihiisa Dowlada lagu soo wareejiyo maadaama iyadu Wadanka masuul ka tahay oo horumarku Shaqadeedii yahay.
    2. In Shirka 10- casho dib loo dhigo si loogu diyaar garoobo.
    3. In ergada kasoo qaybgalaysa lawada ogaado lagana reebo wax masuuliyad ka haya Dowlada Xamar.

    Intaas markii ay soo jeediyeen Wasiiradii waa caroodeen qoladii Xamar laga soo diray ee ku gabanaysay horumarka Mudug,waana caytameen oo hanjabeen,balse lalama ficiltamin oo waxaa loogu jawaabay isdaji kuna soo dhawaada xaqiiqda.

    Kadib Bulshadii oo la yaabtay Nimanka aragtidooda iyo hadalkooda,ayaa Gudi Odoyaal ah iska soo dhex xushay kuna dhawaaqday in go’aanka lagu soo wareejiyo,si fudud ayay Dowladu u aqbashay,waxaase buuq kiciyay Ragii Xamar,waxaase runta usheegay waxgaradkii.

    Gabagabadii Shirkii,wuxuu kusoo xirmay Nimankii oo fashilmay oo goobtii iyaga dhexdoodii isku qabsaday oo ku diriray makarafoonkii,isla markaana iska hor yimid iyo Dowladii oo talada udaysay Shacabka Galkacyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.