Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ku talaxtagida Caannimo raadinta Ee Baraha Bulshada!!
    Somalia

    Ku talaxtagida Caannimo raadinta Ee Baraha Bulshada!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 2, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waayadan way fududdahay in caan la noqdo isticmaalka internetka dartiis. Daโ€™ yari, baraarug-laโ€™aan, aqoon-yari, ama talooyin qaldan oo la raacay tan ay tahayba, waxaa Soomaalida dhexdooda ku badan dadka caannimada ku raadiya si aan dhaqanka ku habooneyn.

    Ku talaxtagidda caannimo-raadinta si guud ayay u saameyn ugu yeelatay bulshada. Sow kulama aha in la joogo markii uu qof kasta ku xisaabtami lahaa masโ€™uuliyadda ka saaran bulshadiisa, gaar ahaan carruurta? Ma fiican tahay in carruurteenna ay halyeeyo ay ku daydaan u arkaan dadka caanka ka ah baraha bulshada oo qaar dhaliilo badan la huwiyo wadaagyadooda iyo dhaqamadooda?

    Qorshaha ku darso caannimada aad ku talaxtagtay inay dhammaad leedahay oo maalin un la xiri karo bogga aad noloshaada ku biโ€™isay.

    Tiktok oo caan ku ah muuqaallada gaagaaban waxaa leh shirkad Shiineys ah oo lagu magacaabo ByteDance. Dadka adeegsada tiradooda waxaa sanadkii hore lagu sheegay hal bilyan, waxaana la qiyaasayaa in ay dhamaadka sanadkan tiradaas ku dhowaato labo bilyan

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.