Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Kulan 5-ta Dowlad Goboleed oo qura ah,ayaa ka furmay Hotel Airport oo ay degan yihiin Puntland iyo Jubaland.Kulakan waxaa dalbaday Sadexda Maamul kadib markii Hogaamiye kooxeedka soo daahay udiiday kalankii saakay loo balansanaa ee Beesha caalamka.