Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulanka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland Ee Khamiislaha
    Puntland

    Kulanka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland Ee Khamiislaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe : 17 July 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah, oo todobaadkan looga hadlay Adkeynta Amniga, Midnimada iyo wadajirka dadka reer Puntland, Xaaladda Siyaasadeed ee dalka, waxaa si gaar ah diirada loo saaray Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad oo maraya meel gebogebo ah.

    Kulanka Golaha Wasiirada,ayaa lagu qeybiyey wax-ka-bedelka Xeerka Kalluumeysiga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Kalluumeysiga, Kaasi oo ay soo akhrin doonaan xubnaha Golaha wasiirada si ay uga doodaan ansixintiisa, waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay Golaha nashqada dhismaha cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga ee Garoowe.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.