Xalay,ayuu dhacay kulankii Mw Deni iyo Mw Axmed.
Kulankaas,wuxuu ka dhacay Abu-dhabi oo uu kusii sugnaa Mw Axmed.
70% arimihii ay kawada xaajoodeen,waa isla fahmeen,kuwaasoo kala ahaa….
1.Wada shaqaynta PL iyo JL.
2.Siyaasada guud ee Dalka.
- Mucaaradka Xamar jooga.
4.Doorashada 2026.
Kulan kale,ayaa uharsan oo qabsoomi doona maalmaha soo socda.
