Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday
    Puntland

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Putin ugu danbayn,waa kasoo degay Ciida Maraykanka xilli ka duwan xilliyadii hore.

    Diyaaradahooda khaaska ah ayay ku kala yimaadeen Labada Madaxweyne Saldhiga Milleteri ee ku yaal Alaska.

    Halkaas,waxaa ka bilowday kulan taariikhiya oo layskugu dayayo in lagu soo afjaro dagaalka Ukrayn haday macquul tahay.

    Saxaafada xorta ah,ayaa mid ka mid ah,waxay la tanaagootay su’aal ahayd…

    (Mudane Putin goormaad joojinaysaa laynta Shacabka).

    La yaab maleh su’aalaha Putin lagu boobay,sababtoo ah kama jirto Ruushka Xoriyad Saxaafadeed oo waa fursad lagu helay inkastoo uusan ka jawaabin.

    Putin,waxaa horyaala in uu qaato Laba fursadood oo ku xiran tahay joojinta dagaalka Ukrayn….

    1.Go’doonka in uu ka baxo.
    2.Cunaqabataynaha in laga qaado.

    Rooga Cas ee lagu soo dhaweeyay,waa fariin loo dirayo isaga oo oranaysa ( Ka mid noqo Bulshada caalamka ee la karaameeyo).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.