Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kuuriyada Waqooyi oo ka hortimi go’aanka Trump (Daawo)
    Somalia

    Kuuriyada Waqooyi oo ka hortimi go’aanka Trump (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kuuriyada Waqooyi ayaa dhaleeceyn xoog leh u jeedisay kuna tilmaamay “fal aan qummaneyn, iyo ficil xun” goโ€™aanka madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ku aqoonsaday al-Qudus caasimada Israel, iyaga oo sheegay in tallaabadaasi muujinayso Maraykanka inuu yahay burburiyaha nabada adduunka.”

    Wasaarada arimaha dibada ee Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in xukuumada Pyongyang ay si adag u cambaareyneyso” tallaabada Mareykanka islamarkaana u muujiyay “taageero adag iyo midnimo dadka Falastiiniyiinta iyo Carabta ku dhibtooday inay ku guuleystaan xuquuqdooda sharciga ah.”

    “Maraykanka waa in lagula xisaabtama dhammaan natiijooyinka ka iman kara falkan xun,,” ayay raacisay wasaarada.
    Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibedda ee North Korea, ayaa sidoo kale sheegay in tallaabada Trump aysan ahayn mid la yaab leh maadaama uu si cad ugu dhawaaqay burburka guud ee Kuuriyada Waqooyi.

    “Tallaabadani waxay si cad ugu muujineysaa adduunka oo dhan burburiyaha nabadda iyo amniga.

     

    https://www.facebook.com/MaansoorHD/videos/1062416437228727/

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.