“Ra’iisulwasaarow 60-kii sanno ee hore anaga waxaa noo Shidnayd Cajaladii Wadaniyada iyo Somalinimada oo waa Jidbaysneyn wixii Dowladnimada ay lahayd Soomaalinimada lagu ahaa Nimanbaa qaadanayay Marka Hada sidii Hore lama aha ee Waa la isku imaaday”Ayuu yiri Laftagareen.
Xaflad sagootin ah oo loo sameeyay fariin sidaha Xasan,ayuu hadaladaas ka jeediyay MW Laftagareen.
Halkan ka daawo muuqaalka