Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Munaasabad lagu soo gaba-gabeynayo Shirka Wada-tashiga Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS, ayaa haatan ka socota xarunta Madaxtooyadda Galmudug. https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/217195246169224/