Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ma dhabaa in Diblomaasiyiinta Xalane iyo Duulimaadyada Aadan-cade in ay PL usoo wareegayaan?
    Puntland

    Ma dhabaa in Diblomaasiyiinta Xalane iyo Duulimaadyada Aadan-cade in ay PL usoo wareegayaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe,waxay noqon kartaa Xarunta Labaad ee Diblomaasiyiinta Beesha Caalamka ee Somaliya ka hawlgala.

    Sidoo kale Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo noqday kan Labaad ee ugu weyn Somaliya,waxa uu qaabili karaa isticmaalka Diyaaraadaha Caalamiga ah ee yimaada Somaliya.

    Sida lagu helayo xogo hoose Diblomaasiyiinta Shisheeye,ayaa ka fakaraya Garowe in laga sameeyo Xarun Labaad oo ay ku hawlgeli karaan.

    Sidoo kale Somali Aviation iyo QM,ayaa wada qorshe Garoonka Bosaso loogu leexinayo Qaybo ka mid ah Duulimaadyada.

    Arimahan,waxay ka dhasheen Sadex arimood oo kala ah…

    1.Amniga Xamar oo sii xumaanaya.
    2.AS oo kusoo dhawaanaya Muqdisho.
    3.Adeega Garoonka Aadan-cade oo hooseeya.

    PL,waxay ka muujisay awood dagaalka argagixisada ee gudaha Magaalooyinka iyo Buuraha,waana mida usamaysay soo jiidashada.

    Waxaa kaloo soo jiidashada qayb ka ah baaxada,Dhismaha iyo Maamulka Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo noqday mid casri ah oo amnigiisu sugan yahay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.